Qarnigii 11 ee taariikhda miilaadiga ayay ahayd markii ay dalka Talyaanigu noqdeen xarunta ganacsiga reer Yurub iyadoo xudduna u noqotay wax is dhaafsigii badeecadihii meelo badan oo dunida ah ka kala imanayey, xiligaana waxa caqacbado ka yimaadeen dhanka is fahamka lacagaha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Xogo ku saabsan shaqooyinka bankiyada:
Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi