Xubno ka mida Gollaha Wasiiradda ayaa ka qayb-galay Munaasibad lagu daahfurayey Dalladda Caynu Nasiixa oo ah Dallad ay ku midoobeen Haweenka Somaliland ee ka shaqeeya Arrimaha Diinta.