Xukuumada Somaliland oo ku gacan saydhay matalaada xildhibaanada baarlamanka soomaliya ee ka soo jeeda somaliland ย waxayna fariin u dirtay beesha caalamka.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibbeda iyo iskaashiga caalamiga ah.