“Xukuumadaha aan is-qabano ma Raagaan” Abwaan Yuusuf SHaacir

Abwaan yuusuf shaacir oo ka mid ah abwaanada ugu waawayn somaliland oo saxaafada lahadlaayay ayaa sheegay in xukuumada ay is qabtaan aanay raagin.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka.