Xukuumadda Somaliland oo go’aano kasoo saartay Muran Ka Jiray Deegaanka Gargaara

Shir nabadayn ah oo maalmahan ka socday deegaanka Gargaara oo u dhexeeyay laba beelood oo isku hayay dhul bereed ayaa lasoo gabagabeeyay sidoo kalena go’aano lagasoo saaray.

Xalinta hawshan ayaa waxaa kujiray gudi wasiiro ah oo ay ka midyihiin wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha, Wasiirka wasaaradda horumarinta Beeraha, wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga.

Hoos ka daawo Go’aanada kasoo Baxay shirkan: