Xukuumadda Somaliland oo sheegtay in aanay wax iska badalin xidhiidhka u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya

Wasiirka arimaha dibada Jamhuuriyada somaliland prof Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta wasaaradda Arrimaha Dibada ayaa waxa uu si qoto dheer uga hadlay xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya.

Dhanka kale waxa uu wasiirku sheegay in aanay waxba aanay iska badalin xidhiidhka somaliland iyo itoobiya u Dhaxeeya.

Hoos ka daawo muuqaalka warkan: