Xukuumadda Somaliland oo joojisay rakaab ka imanaya Waqooyiga Mareykanka iyo Yurub

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna gudoomiyaha guddida heer qaran ee u diyaar-garawga iyo ka hortaga xanuunka Covid 19 ayaa Soo saaray warsaxaafadeed lagu joojinayo ย rakaabka ka imanaya Yurub iyo Maraykanka.

War-saxaafadeed kasoo baxay aqalka madaxtooyada Somaliland oo soo gaadhay warqabadka Bandhige ayaa u dhignaa sidan: