Xukuumadda Somaliland waxay hakisay wada-hadaladii u dhexeeyey Somaliland iyo Soomaaliya

 

Xukuumadda Somaliland ayaa waxay maanta hakisay wada-hadaladii u dhexeeyey Somaliland iyo Soomaaliya, kadib markii ay xukuumadda Soomaaliya ka tilmaamay heshiiska maalin-gelinta ee Dekedda Berbera ee ay Somaliland la gashay DP World iyo Dawladda Itoobiya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com