Maalinta ay Qaramada Midoobay u qoondaysay xuquuqal insaanka adduunka oo sannad walba laga xuso dunida 10-ka bisha Diisambar ayaa waxa maanta Hargeysa lagu qabtay xaflad si weyn loo soo agaasimay taasi oo lagu soo bandhigay tacadiyadii xuquuqal insaanka ayaa soo agaasimay xarunta xuquuqal insaanka Qaranka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:ย
bandhige@gmail.com