Yuusuf Cabdi Gaboobe wuxu booliska ugu baaqay in ay ciidankooda kala baxaan xaruntii wargeyska Haatuf

Guddoomiyaha Wargeyskii Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe oo waraysi siiyey Eryal TV ayaa booliska ugu baaqay in ay kala baxaan ciidanka xaruntii Haatuf oo maalin dhawayd maxkamadda racfaanku fasaxday.