Maalqabeen muddo dheer ganacsi ku jiray oo shirkado guulaystay sameeyay ayaa la weydiiyay in uu dadka siiyo talooyinka guusha waxaana uu yidhi afar arimooda sameeya:
- Akhri wax aanay dadku akhriyin, – Ka feker wax aanay dadku ka fekerin,
- Same wax aan dadka kale samaynin,
- Sheqee wakhtiga ay hurdaan ama nasanayaan dadka kale.
Nin kale oo Maalqabeen ah ayaa isagana la weydiiyay waxa ugu weyn ee uu ka murugoodu noloshiisa?
Waxaana uu ku jawaabay : “ Waxaan ka xumahay inaan ka qayb gelin tartan ciyaareedkii wiilkayga yar, iyo xafladii qalin jebinta gabadha aan dhalay. Nin ka mid ah saboolka oo jawaabta maqlayay ayaa aad u farxay oo qoslay oo yidhi : “Aniga aabahay isagoon maalqabeen ahayn ayuu igala qayb galay dhamaan xafladahayagii aniga iyo walaalkay. Hantidu iyada laftigeeda ayaa farxad yaraanta qayb ka noqota. Waad fahantay hadafka!
Xigasho:wargeyska dawan Bandhige@gmail.com