Aduunyad qofka wuxu ururinayo wuu ka dhimanyaa waxaan si dhib yar iskaga aqaadanaya dad aan ku soo hawshoon oo dhaxalkiisa leh. Rasuulka Allah (scw) ayaa xadiis ku yidhi:
โ Xoolahaaga waxa keliya ee aad ku leedahay waa waxaad cunto oo aad dhammaysato iyo waxaad xidhato oo duug noqda iyo waxaad sadaqaysato oo hormarsato. Wixii intaas ka soo hadhay waxaad uga tegi dad kaleโ. (Muslim iyo Imaam Axmed).
โIimaanka waxaa ugu fiican inaad ogaato in Allah kula joogo si kasta aad ku sugantahayโ.
โMuโminiintu saddex bay wadaagaan: โDabka, daaqa iyo biyahaโ. (Imaam Axmed iyo Abuu Daawuud).
โIbna aadamku hadduu dhinto wuu goโaa camalkiisu saddex mooyee cilmi lagu anfac leh, Ubad fiican oo u duceeya, iyo sadaqo socota ama jaari ahโ. (Muslim).