Naxariista Islaamka

Waxaa laga weriyay Saxaabiga Abuu-Hureyra Cabdi-rraxmaan ibnu Sakhar (RC), inuu Rasuulka Allah (scw) yidhi: โ€œ Waxaan maqlay Rasuulkii Allah (scw) oo leh: โ€œ Waxaan idinka reebo ka dheeraada, waxaan idin faray sameeya intaad awoodi kartaan, waxa halaagay dadkii idinka ka horeeyey suโ€™aal badnaan iyo khilaaf kii Nebiyadooda.โ€ Werin: Bukhaari iyo Muslim.

 

 

 

Xigasho:wargeyska dawan

Bandhige@gmail.com