Waxa ay wejiga nabaro waaweyni ka soo bexeen Sh. Abuu C/laahiย oo qoray Kitaabka Al-mustadrik , isagooo sanado qabay xanuunka. Muslimiin badan ayaa u ducaysay, laakiin haddana kama bogsan.
Muddo danbe ayuu gurigiisa hortiisa uga qoday Muslimiinta goob biyaha lagu shubo oo ay ka cabaan. Todobaad intii aanay ka soo wareegin ayuu wejigii u bogsaday oo uu noqday mid qurux badan.
Caashโish (RC) Umul muโminiin , oo sooman ayuu miskiin cunto weydiistay, waxaan u yaalay wax yar oo kimis ah.ย Inantii la joogtay ayay ku tidhi sii miskiinka Kimistii inoo taalay. Inantii ayaa ugu jawaabtay ย Caaโsha wax kale oo aad ku afurtaa kuuma yaalaan.
Caaโisha (RC) ayaa ku tidhi waa rune iska sii miskiinka. Arinkii oo sidaasi ah aya markii ay casarkii ay ahayd Neef adhi oo hadyad ah loo keenay.ย Markaasi ayay tidhi cun kan ayaa ka wanaagasan waxaan bixinay. Qofka wax bixinaya waa inuu lahaada kalsooni fog oo uu ku qabo Allah (sw).
Xigasho:wargeyska dawan
bandhige@gmail.com