Wax Ka Maqan Ayuu Qof Kasta Tebaya!

Qoraagii Ingiriiska ah caankana noqday ee George Bernard Shawย  ayuu maalin nin kale oo ahaa Qoraa qab weyn ku yidhi : โ€œ anigaa kaa wanaagsan , maxaa yeelay adigu waxaad wax u qortaa si aad lacag u heshid aniguna waxaan wax u qoraa sidii aan sharaf u heli lahaa โ€œ. Qoraaga Bernard ayaa siย  degdeg ah ugu jawaabay oo yidhiย  โ€œ Waa runtaa, labadeenaba mid kastaa waxa ka maqan ayuu raadinayaa, sharaftuna waa wax kaaย  maqanโ€.