- Hadaad rabto inaad farxad ku noolaato muddo gaaban aargooso, haddii aad doonaysid inaad mudo dheer ku noolaatana saamax u same dadka.
- Caaqilku waa qofka carbakiisu ka danbeeyo maskaxdiisa, nacaskuna waa kan carabkiisu ka horeeyo maskaxdiisa
- Dadku waxay arkaan xanuunka jidhkaaga ka muuqda laakiin ma arkaan xanuunka ruuxdaadu la il daran tahay.
- Kan dadka ugu caqli badani waa kan isu haysta inuu ugu xikmad yar yahay.
- Iska jir in khalad aad mar gashay maskaxdaada ka bixi waayo , waayo wuxu ka horjoogsanaya inaad dadaal danbe samayso oo cabsi ayuu kugu abuurayaa. Ka qaado cashar ka dibna iska ilow.
- Nin dhalinyaro ah ayaa aabihii ku yidhi : โAabo sideen ku heli karaa gabadh wanaagsan?!. Aabihii ayaa ugu jawaabay: โ Iska ilow sidaad ku heli lahayd gabadh wanaagsan, ee horta adigu ku dadaal sidii aad u noqon lahayd qof wanaagasanโ!.
Xigasho:wargeyska dawan
Bandhige@gmail.com