Xikmadaha Maanta

Noloshu Horumar Kama Maaranto!

    • Qofku shaqada waajibka ku ah waa inuu fuliyo, inkasta oo ay jirto caqabado, khataro iyo cadaadis taasina waa aas-aaska anshaxa wanaagsan.
    • Qofka noloshiisu waxa ay qiimo leedahay inta uu qiimo ku kordhinayo nolosha dadka kale. jacayl, saaxiibtinimo iyo naxariis.
    • Ficiladu marwalba waxay cadeeyaan sababta aanay erayadu micno u lahayn.
    • Naxariistu waa aas-aaska Akhlaaqda wanaagsan.
    • Inta aad nooshahay wax kasta waa suurtogal
    • Way wanaagsan yihiin dadka u hanqal taaga ka dhabaynta waxaan suurtogalka u muuqan
    • Noloshu haddii ay horumar weydo, waxa ay noqotaa sida shimbir baalku ka go’ay
    • Ogoloow in wax kastaa kugu dhacaan, samaan iyo xumaanba, laakiin yaanay kaa joojin in aad hore u sii socoto, adiga oo aan dareemayn in aad dhammaadkii joogto.