- Hadaad jeceshay nolosha, ilaali wakhtiga waayo isaga ayay noloshu ka samaysantay
- Qudhaanjadu Sokorta iyo Milixda isku jira, waxay ka gurataa sonkorta keliya. Dooro la socodka dadkaย wanaagsansi noloshu macaan kuugu noqoto.
- Marnaba ha isku mashquulin dadka dhinacaaga danbe ka hadla, sababtoo ah waxay cadeyn u tahay inaad ka guulaysatay oo aad dhaaftay.
- Weliga Qofna ha ku nicin nabar jidhkiisa ku yaalla sababtooย ma sheegayso akhlaaqdiisa waxase ay cadaynaysaa inuu shil ka badbaaday.
- Qof kasta oo xil qabta wuu tegayaa, mansabkana wuu dhaafaya hamigaagu ha ahaado gaadhida Guusha.
- Muhiim ma aha in laguu sacab tumo markaad timaado waxa muhiim ah in lagu xusuusto markaad tagto.