Naxariista Islaamka

Waxaa laga weriyay Saxaabiga Abuu-Hureyra Cabdi-rraxmaan ibnu Sakhar (RC), inuu Rasuulka Allah (scw) yidhi: “ Waxaan maqlay Rasuulkii Allah (scw) oo leh: “ Waxaan idinka reebo ka dheeraada, waxaan idin faray sameeya intaad awoodi kartaan, waxa halaagay dadkii idinka ka horeeyey su’aal badnaan iyo khilaaf kii Nebiyadooda.” Werin: Bukhaari iyo Muslim.

 

Xigasho:Wargeyska Geeska Dawan

Bandhige@gmail.com