100$ waxa suuqa madaw lagu sarifaya 750, 000 haloo kuur-galo (WQ: Cabdi Caawiye)

Iyadoo dawladu go’aan fiican ka qaadatay sicir bararka oo doolarkii ka dhigtay

Gacanta hore 680000 shilin

Gacanta dambana 700000 shilin

Hadana meelaha lagu sarifo lacagaha waxa laguugu sarifaya

Gacanta hore 700000 shilin

Gacanta 760000-780000 shilin

Marka aad shay iibsanayso waxa laguu garaacayaa 760000 – 780000

Waana mid xaqiiqa oo aan soo taabatay una kuur-galay mudo 6 cisho ah.

Wali maan arag ganacsade garaacaya 700000ย  shilin

Hadaba waa in dawladu u kuur-gasho oo ay go’aan cad ka qaadatay.

Siiba suuqyada waa weyn waa in loo kuur-galo oo xaqiiqda iyo sidii madaxweynuhu ku dhawaaqay loo hogaansamaa hadii kale immikana waxa dulmanaanaya shacabka gunada ku qaata dollarka.

Dawladu ha adeegsato dad aan calaamad dowladeed sidan hana la ogaado waxa ka socda suuqyada.

Qalinkii cabdi cawiye