10ka cuntooyin ee khalkhal ku rida nidaamka dheef-shiidkaaga isagoo gastric iyo laab-xanuun kugu ridi kara (WQ: Dr Faten Ali )

10 cuntooyin ee khalkhal ku rida nidaamka dheef-shiidkaaga isagoo gastric iyo laab-xanuun kugu ridi kara .

Isku day in aad iska ilaaliso!

liiska cuntooyinka ku adag dheef shiidka ama waqti dheer qaadta , taas oo keenta dhibaatooyin sida :

1 – cuntada la kariyo sida:
Waxay ku badan yihiin baruurta ,Suugada , hilibka iyo macmacaanka .waxa fiican in ay doortaan cuntooyinka la dubay oo ay ku jiraan khudradda halkii subagga ama kareemka.

2. Midhaha dhanaan :

Sababtoo ah waxay ku keeni karaan dadka qaarkood gastric , iyo laab xanuun sida :liin-dhanaanta,liin-macanta
Waxaad ku bedilan kartaa hadaad gastric qabtid _SHAMAAMKA ,AVOCADO, XABXABKA Etc.

3 – Sonkorta nooc walba ay leedahy

Xitaal waxa jirta xanjo sonkor leh oo laga sameeyay sorbitol waxay keeni kartaa jahwareerka dheefshiidka …

4. Carbohydrateska
Sida cuntooyinka laxooxda ,bariiska,kibista ,baastada ,roodhiga,….etc .

5. digirta

Waxay Caan ku tahay digirto protein caafimaad ah iyo fiber waxtar leh, laakiin sidoo kale waxaa ku jira sonkor wayna adag tahay in la dheefshiido .

6 – kaabajka iyo garabkiisa
Khudaarta qaarkood oo loo yaqaan faa’iidooyinka caafimaad ee kala duwan, sida broccoli iyo kaabajka, ayaa sidoo kale leh sonkor, sida digirta. Waa in si wanaagsan loo kariyaa maxaa yeelay waxay sidoo kale ku jiraan fiilooyin waaweyn oo ku adkeynaya inay dheef shiidmaan.

7. Sonkorta midhaa
Way adag tahay in la dheefshiido cuntada iyo sharaabka macaan Midho sonkorta, oo ay ku jiraan soda, nacnaca, cabitaanka midhaha .

8 Cunto kulul :
Waxa laga qaada gastric badanka waayo aad bay oo adgtahahy ,dheef-shiidkana culays bay ku keenaysaa .

9. Cuntada caanaha :
Waxay kugu ridaan gaas iyo cuntada ay kalo xidho qaabka oo dheefshiidko oo shaqeenayo sonkorna waa laga helaa caanaha sababtaas bay dadka gaaska qaba uga fogaadaan caanha
Khabiiradu waxay kugula talinayaan in ay ka fogaadaan ama talo ka raadsadaan dhakhtarka si loo helo enzymka maqan.

10 – geedka nac naaca ,qaxwaha iyo kookaha:
wuxuu kaa caawin karaa nasinta murqaha sare ee caloosha, taas oo u oggolaanaysa cuntada inay dib ugu noqoto hunguriga. Tani waxay keeni karta gaastric iyo laab xanuun, qaxwaha iyo kookaha waxay sababaan calaamado la mid ah.

waxaano kugula talinanyaa in la yadheeyo qadarka la qaadaanyo cuntooyinkaas la soo xusay oo aan dhabarka loo seexan markaba hadii la cunona socodka iyo dhaqdhaqa la badsado .

DR Faten Ali