Maqaalkan waxa aynu ku eegi doonaa 6 astaamood oo dumarku ku hanan karaan raga.
1. Waa in gabadhu ay ixtiraam uu muujisaa saygeeda sida in ay addeecdo waayo ilaahay subxaana waa tacaale raga waxa uu abuuray hoogiminta marka waa in ay Ka danbayso marwadu saygeeda Nabigeena mohammed (NNKH) “waa waxa uu yidhi gabadhu hadday ilaaliso xubinka tarankeeda ,bisha ramadaana ay soonto oo saygeeda adeecdo waxaa la yidha maalina qiyaame Albaada jannada kaad doonta ka gal “
2. Waa in ay gabadhu ku kalsoonata kartida iyo aqoonta saygeeda
3. Waa in ay taqaan xiliyadda munaasibka ah ee khilaafadka qoyska si ay u gaadhaan xal midho dhal ah
4. Waa in ay gabadhu ku fiicantahay soo jiidashada sida (cunta karinta, iscarfinta iyo nadaafada ) waayo nabigu (NNKH) waxaa uu yidhi marwada wanaagsani waa marwada marku saygeedu arko u farxo.
5. Waxa aad u mihiima in ay gabdhadu leedahay dulqaad iyo dagaansho
6. Ilaalinta siraha saygaagu waxa ay saldhig u tay in aad u noqoto garab iyo gaashan uu kaga gabado waayaha aduun