1. Halbeega caalamiga ah ee qiimaynta tayada caafimaadka- Somalia ayaa ugu hooseysa aduunka.
2. Halbeega caalamiga ah ee amaanka cuntada (Food security Index)- Somalia waxay ku jirtaa kaalinta labaad xaga liidashada.
3. Halbeega caalamiga ah ee qiimaynta tayada iyo halisaha waxbarashada (Education risk index)- Somalia waxay ku jirtaa kaalinta sadexaad xaga liidashada
4. Halbeega caalamiga ah ee halisaha nabad gelyada (Security threat Index)- Somalia waxay ku jirtaa kaalinta shanaad xaga liidashada
5. Halbeega caalamiga ah ee qiimaynta barwaaqo sooranka iyo koboca nolosha (Global prosperity Index)- Somalia waxay ku jirtaa kaalinta shanaad xaga liidashada
6. Halbeega caalamiga ah ee halisaha deegaanka iyo isbedelka cimilada (Climate threats Index)- Somalia waxay ku jirtaa kaalinta sideedaad xaga liidashada
7. Halbeega caalamiga ah ee qiimaynta halisaha biyaha, biyo yaraanta- Somalia waxay ku jirtaa kaalinta lix iyo tobnaad xaga liidashada.
Xigasho:ย Dr-Apdikariim D Hassan
Bandhige.com