Buunbuuninta Midowga iyo Baaqashadda 18 May/26 June (WQ: Xamse Cabdiraxmaan Khayre)

Buunbuuninta Midowga iyo Baaqashadda 18 May/26 June

 

U dabaaldega Middowga Yurub macnaheeda yaa gartay? Maxaa xiligan keenay ilayn EU-du 30 sanno ayay joogtay Somaliland’e? Shirkii Addis Abbaba ajendayaasshii la iskula qaatay ma ku jirtay in dadka ย Somaliland nafsiyan loo diyaariyo midnimo dambe?

 

Berlanga Martini Xukuumaddu ha ku casuumto ย 18-ka May usbuuc kadib oo Video-conference ha kaga qaybgalo u dabaaldega KANOQOSHADA MIDAWGA….Haddii kale dadka runta u sheeg Madaxwayne.