Dhiigkarka ku dhaca hooyada uurka leh, Q.2aad (WQ: Dr. Cabdillaahi Maxamed Cabdi, MD)

Maqaalkan waxa uu raacsan yahay qeybtii hore ee aynu kaga soo hadalnay dhiikarka asiiba hooyada uurka leh ama xaamilada ah . Ogoow hooyo kasta oo xaallad uur ku jirtaa waxay u baahan in xaalladeeda caafimaad si wanaagsan loola socdo si loo socdo daryeelka hooyada  iyo ilmaha yar ee uurka ku jira ( That is the importance of good ÀNC(Antenatal care ) .
Haddaba lasocodka hooyada uurka leh ( Antenatal care ) ka ayaa hirgaliya marka sida uu yahay looga faaiideeyo taasi oo macnaheedu tahay in dhamaan ujeedooyinka (Antenatal Care ) ka la fuliyo si kor loogu qaado hooyo kasta oo uur leh oo dhibaato caafimaad dareenta loogu adeego xataa haddii aanay lahayn wax cabasho ah haddana la socodka hooyada uurka leh ama xaamilada ahi waa mihiim .
Dhiig -karka uurka:
Waa Dhiig -karka joogtada ah ee haleela hooyada uurka leh  kaasi oo cadaadiska dhiigga sare ee systolic ga loo yaqaan uu gaadho ama ka badan yahay ≥140 mmHg iyo/ama cadaadiska dhiigga hoose ee la yidhaahdo uu ka badan yahay ama leekaado  diastolic ≥90 mmHg)
kadib 20 usbuuc oo uurka ah maqnaanshaha astaamaha dhiikarka uurka oo aan la arag .
pre-eclampsia.
Pre-eclampsia de novo ( Habka lagu aqoonsan karo xanuunada dhiiga karka hooyada uurka leh asiiba :
• Dhiig-karka uur-jiifka oo ay la socoto ≥1 hal xaalad oo ka mid ah xaaladaha cusub ee soo-ifbaxa ka dib 20 toddobaad
uurka:
– Proteinuria: borotiinka kaadida 24-saac ≥300 booratiintaasi oo ka saraysa mg/maalin; 300mg/mmole marka la barbar dhigo saamiga kaadida iyo keratiniinta
bar baro kaadida/saamiga creatinine ≥30 mg/mmoL ama
.0.30 mg/mg, ama booratiinta kaadida lasocota oo soo baxda +2
– Dhiikarka asiiba hooyada uurka leh waxa kale oo uu ku keenaa Cillad kale oo ku timaadda xubnaha hooyada:
 Dhaawac soo gaadha kelyaha hooyada oo daran kaasi oo inoo sheegaya haddii si fiican loo maareyn waayo caddaadiska dhiiga inay dhibaatadaasi dhici karto . (creatinine ≥90 µmol/L;> 1.1 mg/
dL);
Waxa kale oo dhiikarka uurku saamayn mug leh oo beerka soo gaadja marka cadaadiska dhiiga hooyada aan si fiican loo maareyn sidaas darteed
dheecaamada beerka ee inoo sheega in unugyada beerka dhaawac soo gaadhay korbay u kacaan   (sida alanine ami notransferase (ALT) ama aspartate transaminase (AST)
> 40 IU/L
Intaasi kadib waxq soo ifbaxa calaamado muujinaya in beerka hooyada dhibaato soo gaadhay sida dhinaca labxada dhinaca midigta (Right upper quadrant pain or   epi gastric pain).
Complications(caqabadaha uu ka tagi karo dhiikarka asiiba hooyada Uurka leh ) :-
– Dhibaatooyinka neerfaha (oo ay ku jiraan eclampsia) waa xaalad maskaxeed hooyadu miyir doorsoonto , indho la’aan, istaroog, ama in ka badan oo caadi ahaan ah hyperreflexia marka ay weheliso clonus( Gariir ay la kulanto hooyadu)
madax xanuun daran, iyo scotomata muuqaal oo shucaac leh ama hemam .
-Dhibaatooyinka dhiigga (thrombocytopenia–
Tirada xinjirowga dhiigga oo hoos u dhacda <150 000/µL, kadib markuu  xinjirowga  yaraado dhiig ayaa maskaxda lu furma intravascu lar, hemolysis);
Dys Cillad uur -ku -jirta (sida koritaanka uurjiifka ama ilmaha yar ee uurjiifka ah oo la kulma dhibaatooyin faro badan oo ay ka midyihiin ilmaha oo aan sidkii sagaalka bilood gaadhin soo dhasha , ilmaha yar ee uurjiifka ah oo uurka hooyada ku sirira .
Lasocod wanaagsan inshallah qeybta 3:aad………………
W/Q:Dr.Abdilahi Mohamed Abdi , MD , Advanced trained of forensic Medicine .
Hoos ka akhri qaybtii koowaad: