Doorashooyinka Inagusoo Fool leh Ee Manta Heshiiskodi Dhacay Maxay Ka Badali Doonta Siyaasada Afantariga Ah ee Ree Gabiley? (WQ: Hussein Ismail )

Umada Ree Gabiley Hogaamin Iyo Miisan Siyaasaded Waxa Ugu Dambeyay #AxmedYusufDucale 29 jirkii Noqday Wasiir Arrimo Dibadedki Ugu
Da´da Yara Qaarada Madaw 1964 Dawladii Somaaliyed.
Intii Dalkan Lagusoo Noqdayna Saamaynti Siyaasiyintasi May Noqon Mid Hogaaminta Dalkan Somaliland Jaanis U Hesha.

Hadaba Maxa La Gudboon 29 jirka Manta Gabiley Ku Abtirsada Ee Hanka Siyaasi Ku jiro.
Ma Siyaasada Afantariga Ayuu Usii Loognan Doona Mise Hogaaminti iyo Xornimadii Siyaasaded Ee Hanka iyo Hal_Adayga Ku Dhisnayd Ayay Soo Celin Doonan.
Bulshada Ree Gabiley Waxa Lagudboon Manta Inay Aayahooda Ka Tashadaan Oo Ay Dib Isugu Noqdaan Si Ay Uga Xorooban Dhisida Qayrkood Oo Maanta Doortan Dad U Hadli Kara oo Sidhaba Umatali Kara Bulshadan U Boholawday Siyaasadi Hogaaminta.

W/Q Hussein Ismail
Gabiley