1. ๐๐ซ๐๐ ๐ญ๐ข: guddoomiye Xirsi waa nin ku sifaysan inuu aragti wax dhis ka lee yahay hoggaaminta dalka.
2. ๐๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ค๐๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐๐๐ง: guddoomiye Xirsi waa nin aad iskugu kalsoon oo leh akhlaaqiyaad xooggan iyo daacadnimo dhammaystiran.
3. ๐๐๐ค๐๐ฒ๐ฌ๐ข: guddoomiye Xirsi waa nin leh adkaysi uu ku maarayn karo xaaladaha iyo duruufaha siyaasaddeed ee ka hor yimaada.
4. ๐๐๐๐ฆ๐๐ฒ๐ง: guddoomiye Xirsi waa nin leh awood saamayneed oo aad u xooggan oo uu ku jihayn karo koox ama cid gaar ah.
5. ๐๐ ๐ช๐๐๐ฌ๐ข: guddoomiye Xirsi waa nin u furan la qabsiga xaaladaha yimaada sidoo kale na u diyaarsan la falgelidda dufuuraha soo waajaha oo leh awooda ah in caqabadaha yimaada loo bedelo fursado muhiim ah.
6: ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐: guddoomiye Xirsi waa nin ku wanaagsan dhinaca hadalka sidoo kale na ay aad u sarayso xirfaddiisa fariin gudbineed ee uu ku saamayn karo cid gaar ah.
7. ๐๐ก๐ข๐๐ข๐ซ๐ฌ๐๐ง๐๐๐ง: guddoomiye Xirsi waa nin u furan in aqbalidda iyo inuu dusha u rito masโuuliyadaha ka dhasha dhacdooyinka yimaada, waa nin leh xamil siyaasi ah oo uu ku qaadi karo dhacdo aanu masโuuliyaddeeda lahayn.
Qodobadan iyo kuwo kale oo badan oo saacidaaya, ayaa guddoomiye Xirsi fursad u siinaya inuu noqon karo Madaxweynaha 7aad ee ku xiga Mudane, Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).
W/Q: Khadar Gureyte
Bandhige@gmail.com