= Shaki kuma jiro in beesha Ciise Muuse lagu wareejinaayo xisbiga Kulmiye si loo ilaaliyo Habar Awalnimada. Maadaama oo ay meesha ka baxay is-bahaysigii Jeegaantu. Kala saarista labadan siyaasi ee ugu miisaanka culus deegaanka Ciise Muuse, laba qaab ayaa loo mari doonaa: Ta koowaad waa inuu xisbigu kala saaro. Ta labaadna waa inay Ciise Muuse kala saaraan.si kale haddii loo dhigo Ciise Muusow soo kala saara labada nin ka hor shirweynaha xisbiga Kulmiye.
Like
Comment
Send