Guuldarrada Ku Gedamaan Waxqabadkii Madaxwayne Muuse Biixi Ee Sannadkii Kowbaad Q.1aad (WQ:Cabdiraxiim Cabdilaahi).

Waxaa Dhawarkii Cisho Ee U Dambeeyay Haystaya Warbaahinta Waxqabdkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Sanadkii Kowbaad Waxaan Lagu Soo Koobay 53 Minite Ugu Horayn Markaad Daawato Fediyowga Waxaad Arkaysaa Ama U Horeeya Waqabdka Muuse Biixi Safaro Uu Ku Tagay Dalka Dibadiisa Ka Soo Laga Dhigayo Guulo Wax Ku Ool Aha Oo Ay Gaadhay Xukuumada Muuse Biixi.
Mudadii Uu Xilka Hayay Madxweyne Muuse Biixi Waxaa Gabi Ahaanba Meesha Ka Baxday Hanaankii Ictiraaf Radineed Ee Ay Samayn Jireen Xukuumadhii Ka Horeeyay Tusaale Ahaan Guddi Ictiraaf Raadin Oo Madxweynuhu Ku Dhawaaqo Ama Uu Sameeyo Wallow Ay Wali Xilka Sii Hayaan Kuwii Uu Magacaabay Madxweynihiii Isga Talada Uga Horeeyay Ee Axmed Siiraanyo.
Maxay Xukuumadu Ka Qabtay Colaadii Degaanka Dhumay Ee Gobolka Sool?Sidaynu Ogosoonahay Ama Aynu Ka War Hayno Xukuumada Muuse Biixi Marnaba Ka May Qayb Qaadan Damintii Coladiii Gobolka Sool Dadkii Ka Qayb Qaatay Ay U Horeeyeyn Cuqaal Wax Garadd Ka Kala Yimid Dhamaan Gobolada Somalidu Dagto Gogashiina La Dhigay Is Maamulka Somalida Ethopia Ee Jigjiga Iyadoo Halkaasna Laga Soosaaray Goaamo Taasna Ay Xukuumada Madxweyne Biixi Ay Ka Ahydun Dawaadayaal Ama Waxa Arrin Aha Ka Gaysan.
Doorooshiyinka Dib Udhacay Iyo Xanaftii Doorashadii Kal Hore.
Xukuumadda Uu Gadh Wadeenka Ka Yahay Madxweyn Muuse Biixi Waxaa Mudadii Uu Xilka Hayay Dib Udhacday Laba Doorosho Oo Isku Sidkanaa Isagoo Madxweynu Dhagaha Ka Furaystay Wax Kastoo Doorashada Dib Udhiga Oo Ay Ka Mid Ahayd Arrimaha Saami Qaybsiga Cabashada Xisbiyad Iyo Dhaqalihii Lagu Gali Lahaa Doorashadda Oo Uu Qayb Kamida Ha Shubay.
Xanaftii Doorashadii Kal Hore Madaxwaynuhu Waxba Kamuu Qaban Ama Cidna Ismuu Soo Dhawayn Isagoo Mudo 11 Bilood Ah Madxweynuhu Aan Ka Soo Bixin Qasriga Waddanka Looga Arrimiyo Ayaa Uu Safar Aan La Mahadin Ugu Baxay Gobolada Bari Ee Somaliland Iagoo Markaa Soo Arkay Waxkasta Oo Xukuumadiisa Ka Khaldannaa.

Sarraynta Sharciga Iyo Ku Dhaqankiisa
Sarraynta Sharciga Iyo Goo Aan Qaadshadu Waxay Qayb Ka Ahayd Wixii Uu Olalahu Ku Soo Gallay Madaxwyne Biixi Taas Oo Dadweynu U Riyaaqeen Ama Ay Run Moodeen Se Maxaa Dhacay Madxweynuhu Markii Uu Kursiga Fuulaya Gabi Ahaanba Waxaa Meesha Ka Baxaday Qadobkuii Ahaa In Sharciga Laggu Dhaqamo Taas Oo Uu Kow Ka Yahay In Madxtooyada Somaliland Odey 80jir Aha Lagu Haysto Beer Uu Ku Lahaa Magaalada Taasooo La Leeyahay Wax Laga Dhisayaa Qarigga Madxtooyaddd.
Waxaa Kaloo Jira In Wasiiro Xukuumadda Ka Tirsan Ay Saxaafaddda Isku Mariyeen Warar Ay Isku Dhalleecaynayaan Iyo Isqabqabsi Hadheeyay Xukuumadda Uu Gadha Wadeenka Ka Yahay Madaxwene Biixi.
Gudida Qandaraasyadda Qarranka Maxaa Ka Hir Gallay
Barnaamijka Shaqo Qarran Iyo Qaabkii Uu U Dhicisoobay.
Barnaamijka Shaqo Qarran Waa Barnaamij Uu Ku Dhawaaqay Madxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Barnaamijkan Ayaa Loogu Tala Gallay Aqoon Kordhsi Dad Barasho Iyo Shaqo Barsho La Siinayo Dadka La Doonayo In Laga Shaqalaysiiyo Dawlada Sidaa Si Lamid Ah Madxweynuhu Goaankaas Wuxuu Qaatay Isagoo Ka War Helin Xataa Xafiiska Maxdxtooyadda In Shaqaalaha Ka Shaqeeya Ay Aanay Haynin Waxay Qabtaan Kaliya Ay Mushaharka Iska Qaataan Iyadoo Taasi Ku Tusaysa In Barnaamika Shaqo Qarran Uu Yahay Mid Guud Ahaanba Fashilmay.