Waxaan u hambalyaynayaa dufcadii saddexaad ee ka qalinjabisay jaamacada Maakhir, kal-hore waqtigan oo kale ayey ahayd markii aan ka qayb-galay xafladii tanoo kale ahayd ee dufcadii labaad, waxaase sannadkan ii dheer farxad ah in ay ardaydii aan macalinka u ahaa ka qalin-jabinayso jaamacada, waxaan leeyahay guuleeysta Alle garabkiina ha ahaado.
Sannadkani waxa uu kaga duwan yahay kuwii hore waxa gebo-gebo taagan mashruucii dhismaha ee jamacada Maakhir-Badhan kaas oo ay gashay lacag dhan 4 milyan oo doolar.
WQ: Xasan Cabdi Shire