Kala duwanaanshaha Muqdisho iyo Hargeysa (WQ: Barkhad Maxamed Cumar)

Kala duwanaanshaha Muqdisho iyo Hargeysa .

26 june Hargeysa xorowday ย , muqdisho July 1deedii.

Hargeysa waxay qaxday 1988 kii , muqdisho 1991 kii.

Hargeysa waxa dadkeeda laayey dawladii ilaaalin lahayd, muqdisho way ka duwanayd waxa ka dhacay.

1991 kii nabadii bilaabantay illaa hadda lagu jiraa, ย muqdisho mudadaasba may xasilin.

Dadka taariikhda iyo dhacdooyinkaasi ku kala duwan oo gorowsiiyo kala Helen waynu adag tahay waxay ku heshiin karaan.