Madaxweynaha Somaliland oo Gacanta Dawlada Kusoo Celiyay Adeegyo Shirkado Private Ah Hore Loo Siiyay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-394/122019, ku soo saaray La-wareegidda Buugga Dhaq-dhaqaaga Gaadiidka (Circulation Book) iyo Summadda Tirsiga Gaadiidka (Plate Number).

Lifaaqa hoose ka eeg wareegtada madaxwayne oo dhamaystiran