Ma la kala heli karaa iyadoon la wada hadal ama la is arag? (WQ: Ina Siciid)

Innagoo ka yara nasanayna arrimaha siyaasadda dalka iyo doorashooyinkii, maanta waxaan idiin so xulnay muuqaal yar oo gaaban oo ka tarjumaya in ay dadku kala heli karaan iyagoon wada hadal ama wax hadal ah oo rasmi ah dhex marin.

Nala daawo muuqaalka hoose adigaa qosliye.

By Ina Siciid