Ma og tahay?

 

  • Ma og tahay in aanu awrku ilaawin cidda dulmida
  • Ma og tahay in yixaasku uu ilmeeyo marka uu faraxsan yahay
  • Ma og tahay in garanuugtu ay seexato sagaal daqiiqo oo kali ah maalintii
  • Ma og tahay in yeygu aanu jinka ka baqan laakiin jinku yeyga ka baqo
  • Ma og tahay in gorgorku aanu dhiman laakiin uu is dilo marka uu bukoodo
  • Ma og tahay in farasku dhinto haddii dabada laga jaro
  • Ma og tahay in libaaxu codka diigga ka baqo
  • Ma og tahay in haddii ay qudhaanjadu hindhisto ay koomo gasho
  • Ma og tahay in xayawaan-badeedka la yidhaa doolfin (dolphin) uu il kaliya isku qabto marka uu hurdo

Subxaanallaah. Ilaahay abuurtiisu noocya badanaa!

By: Ina Siciid

Bandhige@gmail.com