Madaxwayne cid ha la degin, cidlona ha degin (WQ: Sayid Cabdillaahi Xandulle)

Umad ahaan waxa aynu nahay dad diintooda dhaqankoodu ay aad isku dhaw yihiin,

Marka aynu la dardaarmayno qof xil qaaday intu doono ha leekaadee waxaad aynu adeegsanaa erayo samaynaya macno badan diin ahaan iyo dhaqan ahaana ka turjumaya ujeedada dardaarankaas

Waxaana ka mida marka qofka cadaalada lagula dardaarmayo looguna ducaynayo in la yidhaahdo Cid ha degin cidlona ha degin

Madaxwaynaha shanaad ee Somaliland waxaanu leenahay qarankan shacabkiisu waxay u baahan sinaan cadaalad iyo maamul wanaag marka waxa aanu ku leenahay cid ha la degin cidlona ha degin

Guul Ayaan u rajaynayaa Somaliland idilkeed

W/Q Sayid Abdilahi Handule

Business Consultant

Email:Handule991@gmail.com

Facebook:Sayid Abdilahi Handule