Muddadii u dhaxaysay 1899 ilaa 1920 waa dumarkii Sayid Maxamed Cabdille Xasan.
Magaca
1. Xaadsan Dhoorre Xasan……………………………. Majeerteen
2. Faadumo Islaan Aadan……………………………… Majeerteen
3. Bullo Cali Shire………………………………………… Warsangeli
4. Shacni Cali Ibraahin…………………………………. Warsangeli
5. Wardiyo Dayid……………………………………………Gareen
6. Maryan Sh. Cusmaan……………………………….. Gareen
7. Udgoon Maxamed Diini…………………………… Mareexaan
8. Barni Xerse……………………………………………. Mareexaan
9. Dhiimo Ciise Faarax………………………………….Dhulbahante
10. Baar Xuseen Xandulle…………………………….Dhulbahante
11. Barni Maxamed Sugulle………………………Dhulbahante
11. Faadumo Ciise Aadan…………………………….Dhulbahane
12. Bullo Nuur Xiddig…………………………………..Dhulbahante
13. Kaaha Abyan Maxamuud……………………….Dhulbahante
14. Xaadsan Xasan Cali……………………………..Dhulbahante
15. Udgoon Jaamac Barre………………………….Dhulbahante
16. Mulaaxo Malow……………………………….. . Ogaadeen
17. Bood Malow…………………………………… ‘’ ‘’
18. Cadar Ciid Jihaad……………………………. ‘’ ”
19. Asli Xaaji Cusmaan……………………….. ‘’ ”
20. Jawaahir Sh. Cusmaan………………….. ‘’ ‘’
21. Naado Indhasersar Buraale…………… ‘’ ‘’
22. Maryan Rooble…………………………… ‘’ ‘’
23. Cambaro Qamaan Bulxan……………… ‘’ ‘’
24. Haweeya Xasan Ribaax………………. ‘’ ‘’
25. Caasha Yusuf Xayle……………………… ‘’ ‘’
26. Ordo Cumar Ugaas……………………. …..‘’ ‘’
27. Faadumo Ugaas Xaashi………………… ‘’ ‘’
28. Salaado Cumar Ugaas………………….. ‘’ ‘’
29. Cadar Cabdi Guhaad……………………. ‘’ ‘’
30. Salaado Rooble Guuleed………………. ‘’ ‘’
31. Cambaro Magan Khalaf…………………. ‘’ ‘’
32. Saado nuur Cageeye…………………….. ‘’ ‘’
33. Risaala Adan Baar………………………… ‘’ ‘’
35. Caasha Gooni Ducaale…………………..Ogaadeen.
Waa kii Cali Jaamac Haabiil lahaa”
= Toddobuu qabaa naagaha tiraba waxbaa dheer ‘e
= Tacabkii ba ‘ waa sidii fircoon tab iyo xeeshiiye
= Taag niman lahayn iyo agoon buu ka taajiraye
= Kun wada towxiidsanayuu sidii tays u gowracaye
= Ma talyaanigaasa mahdiya tanina waa yaabe.”
Cali Cabdi Coomay
Suxufi, qoraa ah.
Haragaysa, Soomaalilaan
Calicoomay@hotmail.com
Tix-Raac:
Tiirka Colaadda (2005)………………… Cabdiqadir Aroma (AUN)