Bal shicibkan dhega xidhan, indho la ee aan fikirayn eega. Waxaan idiin sheegayaa noloshan Illaahay dheel dheel umuu abuurin. Inaad shaqaysato, carruur koriso intaa ka bacdi iska dhimato, intaas maaha noloshu.
noloshu waxay ku salaysantahay xaq iyo baadil, labadaas uun baa halgamaya inta Illaahay aduunyada ka laa laabayo, mar xaqa iyo baadilku naftaada ayay ku halgamayaan, mar qoyska dhexdiisa marna mujtamaca dhexdiis, qofku marna meel cidlo ah isma taago, ama xaq uun buu taageerayaa ama baadil.
Waxaan kuu sheegayaa shacabyahaw la weeteeyay, marwalba qorshihii lagugu hagi lahaa ayaa laguu diyaariyay, adiguna waad hurudaa sidii oo ay cidi kuu maqantahay, cidna kuuma maqna.
Cisaabada baadilka u adeegaysaa ee laynagu dhex beeray, waxay kuu diyaarisay qorshe dhinacaad u didaba, illayn soodhe ayaad tahay eh, iyagaa magacaa kuulabaxay, waxay ogaadeen in ay marka ay doonaan ku kicin karaan markay doonaana ku fadhiisin karaan. Qorshahoodu waxa weeyi in ay iyagu ku hoggaamiyaan marwalba.
Imika, markii ay dadku ka soo daaleen qabiilkii been abuurka ahaa iyo cilmaaniyadii, hadii aad istidhaahdaan xagaa islaamka iyo wadaadada u dida, rageedii bay kuu diyaariyeen kugu hagi lahaa oo waliba islaamka ku nacsiin lahaa.
dhinac walba cisaabadu waa kuugu diyaar eh, adigu maxaad diyaarsatay, waxba.
Halkan hoose ka akhriso maqaalladii hore ee Nuur Xaaji Xiiray:
Yaa dadka ugu maqal wanaagsan?
Maxaa liiska argagixisada laynoogu daray yaab
Halkee ayay wax ka qaldan yihiin
Dadku maamul xumo ayuunbay ka cabanayaan uun
Xamar ayaa carqaladaynaysa saldhiga
Tolow Soomaalidii looma ooyaanka ahaa yaa ku dilay bada Yemen
Tolow muxuu Kulmiye u riixayaa in doorashadu waqtigeeda qabsoonto?
Waxaynu galnay xaalad kala guur, tolow siday noqon
Dhallinyartaay xaaladdu way adag tahaye faashashka badsada
Cadduur dhawdhawduba uma dhacsana
Dadkeenu ma istaahilaan in wadooyinka loo sameeyo
Dumarku waa kuwan shaqooyinkii la wada wareegay ee tolow lacagta xaggee ayey geeyaan
Isku shaandhaynta xoogaa leh tolow maxaa kalifay isagoo waqtiga hadhay yar yahay
Maxay ahayd ujeeddadii laga lahaa dagaalkii 1988, goorma ayuuse bilaabmay?
Gaaladu labada wadan ee ay indho gaar ah ku eegaan
Bal ummaddan uu dulinku daashaday eega
Dajjaal iyo labadiisii salladood
11 Sibtambar Soomaaliya khiyaamadii ugu waynayd
Luqadee ayaa wax lagu baranayaa
Ha isku akhriyin haddii aanad ku camal falayn
Dhacdo ugub ah oo masaajid Hargeysa ah ka dhacday
Bal dadkan ku dawakhay riwaayadan Kulmiye eega
Sidee ummadi ku horumari kartaa ama qof ku horumari karaa?
Goorma ayaa ummad la hoggaamin karaa?
Sidee ayay u shaqeeyaan dadka dadka waalaa
Maxaad ka taqaanaa dadka waala?
Xarakaadka Islaamku ma gaadheen ahdaaftoodii?
Maxaa Somaliland loo ictiraafi waayey?
Shakhsiyadda adduunka loogu neceb yahay
Nuur Xaaji Xiiray
nur.hersi21@gmail.com