Maxaad ka taqaanaa madaxwaynayaasha carbeed ee toos loo dilay iyo kuwa sida qarsoon loo dilay? (WQ: Mohamud Harun Ahmed)

1 – Cabdirashid Cali Sharmarke Waxu dhashay Novermber 10 , 1919 oo aha madaxwayne Somaliya 1967-1969 Waxa  lagu dilay Magalada Laascanood ee gobolka Sool  Somalia Oktober 15 . 1969

2 – Feysal Bin Cabdul caziz Waxu dhashay April 14 . 1906 Boqorka Sacudi Carabiya 1964-1975 Waxa lagu dilay Magalada Riyadh Sacudi Carabiya March 25 1975.

3- Muhamed Anwar Al-Sadat Waxu Dhashy December 25 1918 Madaxwayne Masar 1970-1981 Waxa Lagu dilay Magalda Qaahira Oktober 6 1981.

4- Yasir Carafaat Waxu Dhashay Aguast 24 -1929 Madaxwayne Falastin 1994-2004 Waxa Lagu dilay sun Waxuna ku dhintay Isbitaal ku Yala Paris Dalka Faransa November 11- 2004.

5- Saadam Xuseen Waxu Dhashay April 28 – 1937 Madaxwayne Ciraaq 1979-2003 Waxa lagu daldaly Xabsi kuyala magalada Baqdad oo ay mamulyan Ciidamada Mareykanka ee Qabsaday Ciraaq December 30 2006.

6 – Mucamar  Al Qadafi Waxu Dhahay juun 7 – 1942 Madaxwayne Liibiya 1961-2011 Waxa Lagu dilay Magalada Sirta Liibiya Oktober 20-2011.

7- Cali Cabdalla Saalax Waxu Dhahay March 21-1947 Madaxwayne Yemen 1990-2017 Waxa Lagu dilay Sanca Yemen December 4-2017.

8- Maxamed Mursi Waxu Dhashay Aguast 20-1951 Madaxwayne Masar 2012-2013 Waxu ku dhintay Caafimad daro maxkamad horteda Kadib Afganbi Miltry Oo Uu ku Sameyay Wasirkisa Gashandhiga hadana ah Madaxwaynaha Masar Cabdifatax Alsisi Xabsi kuyala Magalada Qaahira Masar Juun 17 -2019.