Wasaaradda maaliyadu waxa ay soo martay heerar kala duwan oo kolba meel taagnaa. Sannadihii u dhexeeyey 1993-kii ilaa 1995-kii wasaaradda maaliyadu waxa ay u qaybsami jirtay laba wasaaradood oo la kala odhan jiray, Wasaaradda Khasnada iyo Wasaaradda Maaliyadda, balse markii dambe waa la isku daray oo waxa loo bixiyey Wasaaradda Maaliyadda. Haatana waxa loo bixiyey wasaaradda horuminta maaliyadda.
Magacyada Wasiirradii Soo Maray Maaliyadda.
Magacaย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย Mudada Xilka
= Ismaaciil Hurre Buubaaโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ..1991 โฆ1993
= C/laahi Maxamed Ducaaleโฆโฆโฆโฆโฆโฆ.1993โฆ.1994
= Ibraahin Cabdi Muuseโฆโฆโฆโฆโฆ. โฆโฆโฆ1994โฆ
= Maxamed Axmed Samatar โIldabโโฆโฆโฆ.1994
=Maxamed Dhimbiil Galbeediโฆโฆโฆโฆโฆ…1995โฆ.1995
= Cawil Xaaji Cumarโฆโฆโฆโฆโฆโฆ………………1994โฆ.1995 โW.Khasnโ
= Saleebaan Maxamuud Aadanโฆโฆโฆโฆโฆโฆ.1996โฆ1996
= Eng. Yuusuf Caynab Muuseโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ1996โฆ1997
= Axmed Maxamed Maxamuudโ Siillanyoโโฆ.1997โฆ.1999
= Maxamed Siciid Geesโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ1999โฆ.2001
= Xuseen Faarax Doodiโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ.2001โฆ2003
= Xuseen Cali Ducaaleโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ2003โฆ.2010
= Maxamed Xaashi Cilmiโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ..2010โฆ2012
= C/casiis Maxamed Samaaleโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ2012โฆ.2015
= Samsam Cabdi Aadanโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ..2015โฆ.2017
= Yuusuf Maxamed Cabdiโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ.2017โฆโฆ.Nov.2018
= Sacad Cali Shireโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ.Nov..2018โฆโฆ
Miisaaniyad Sannadeedkii 1994 ilaa 2019.
ย ย Sannadkaย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย Miisaaniyadda
- 1994โฆโฆ..250, 000, 000 S/L Shillin
- 1995โฆโฆ..1, 996,623,580ย ย ย ย โโ
- 1996โฆโฆ.11,207,100,000
- 1997โฆโฆ.36,108,606,940
- 1998โฆโฆ.42,834,702,507
- 1999โฆโฆ55,916,304,333
- 2000โฆโฆ74,692,891,000
- 2001โฆโฆ78,026,000,000
- 2002โฆโฆ.88,852,000,000
- 2003โฆโฆ.101,687,066,649
- 2004โฆโฆ.144,848,772,610
- 2005โฆโฆ148,252,211,709
- 2006โฆโฆ164,669,033,000
- 2007โฆโฆ202,759,848,704
- 2008โฆโฆ280,610,081,921
- 2009โฆโฆ265,190,140,732
- 2010โฆโฆ310,259,111,704
- 2011โฆโฆ529,935,322,246
- 2012โฆโฆ639,369,240,470
- 2013โฆโฆ750,000,000,000
- 2014โฆโฆ912,000,000,000
- 2015โฆโฆ1,080,000,000,000
- 2016โฆโฆ.1,771,681,042,140
- 2017โฆโฆ.2, 175,104,355,662
- 2018โฆโฆ.1,687,000,000,000
- 2019โฆโฆ.1,823,975,720,000
- 2020โฆโฆ.2,751,304,880,098
ย
Cali Cabdi Coomay
Suxufi, qoraa ah.
Hargaysa, Soomaalilaanย
Tix-Raacyo:
Dan-Jireโฆ.warside ay soo saarto Wasaaradda Maaliyadda
Meerisyadiiย TaariikhdaโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆCali Dool Axmedโ Qoryoolayโ