Waddamada adduunka intii jaar ahi, waa isku mid saacadaha ay sooman yihiin, amma waxa u dhexeeya faraq yar. Qaarad kasta waxa aynu ka soo qaadan doonaa waddamo kooban. Waddanka saacadaha ugu yar laga soomayaa sannadka waa dalka Arjantiina oo laga soomayo 8 Saacadood iyo badh, halka dalka Denmark uu yahay kan ugu saacadaha badan oo waa 21 Saacadood iyo 5 miridh
Ustareeliyaโฆโฆโฆโฆ.9 Saacadood iyo 55 miridh
Waddamada Afrika Qaarkood
Koonfur afrikaโฆ11 Saacadood
Marookoโฆโฆ..14 Saacadood iyo afar miridh
Aljeeriyaโฆโฆ…14 Saacadood iyo Afar miridh
Liibiyaโฆโฆโฆ..14 Saacadood
Naygeeriyaโฆโฆ15 Saacadood
Sinigaalโฆโฆโฆ…15 Saacadood
Kamaruunโฆโฆโฆ15 Saacadood
Maaliโฆโฆโฆโฆโฆ14 Saacadood
Ugaandhaโฆโฆโฆ.13 Saacadood
Suudaanโฆโฆโฆ…14 Saacadood iyo lix miridh
Jabuutiโฆโฆโฆโฆ..14 Saacadood
Kiiniyaโฆโฆโฆโฆ13 Saacadood
Somalilandโฆโฆ.13 Saacadood iyo badh
Soomaaliyaโฆโฆ.13 Saacadood iyo badh
Waddamada Yurub Qarkood
Jarmalkaโฆโฆโฆ17 Saacadood
Talyaanigaโฆโฆ.16 Saacadood
Holanโฆโฆโฆโฆ..18 Saacadood
Faransiiskaโฆโฆ.16 Saacadood
Ingiriiskaโฆโฆโฆ17 Saacadood
Isbaynโฆโฆโฆโฆ..18 Saacadood
Iswiidhanโฆโฆ…19 Saacadood iyo soddon miridh
Icelandโฆโฆโฆโฆ20 Saacadood
Noorwayโฆโฆโฆ20 Saacadood
Dhenmarikโฆโฆ.21 Saacadood
Giriiggaโฆโฆโฆโฆ15 Saacadood
Turkigaโฆโฆโฆโฆ18 Saacadood
Biljimโฆโฆโฆโฆ…18 Saacadood
Waddamada Bariga Dhexe Qaarkood
Sucuudi Arabiyaโฆโฆโฆ. 15 Saacadood
Kuweytโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ.14 Saacadood
Qadarโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ14 Saacadood
Jordanโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ.14 Saacadood
Lubnaanโฆโฆโฆโฆโฆโฆ.15 Saacadood
Baxraynโฆโฆโฆโฆโฆโฆ.15 Saacadood
Falastiinโฆโฆโฆโฆโฆโฆ15 Saacadood
Imaaraatโฆโฆโฆโฆโฆ..15 Saacadood
Ciraaqโฆโฆโฆโฆโฆโฆ.14 Saacadood
Iiraanโฆโฆโฆโฆโฆโฆ..14 Saacadood
Yamanโฆโฆโฆโฆโฆโฆ14 Saacadood
Ameerika Qaarkood
Arjantiinโฆโฆโฆโฆโฆ.. 8 Saacadood iyo 30 miridh
Mexicoโฆโฆโฆโฆโฆ..13 Saacadood iyo 30 miridh
Maraykanka ( inta badan)โฆโฆโฆ..15 Saacadood
Alaska (USA)โฆโฆโฆ..20 Saacadood
Baraasiilโฆโฆโฆโฆโฆ.10 Saacadood iyo 30 miridh
Chileโฆโฆโฆโฆโฆโฆ..12 Saacadood
Kanadaโฆโฆโฆโฆโฆ..18 Saacadood
Waddamada Aasiya Qaarkood
Shiinahaโฆโฆโฆโฆ.17 Saacadood
Indooniisiyaโฆโฆโฆ14 Saacadood iyo 30 miridh
Maleesiyaโฆโฆโฆโฆ..14 Saacadood iyo 30 miridh
Jabaanโฆโฆโฆโฆโฆโฆ.15 Saacadood
Bakistaanโฆโฆโฆโฆ…15 Saacadood
Bangaladheeshโฆโฆ.15 Saacadood
Hindiyaโฆโฆโฆโฆโฆ..15 Saacadood
Ruushkaโฆโฆโฆโฆโฆ.20 Saacadood iyo 20 miridh
Cali Cabdi Coomay
Suxufi, Qoraa ah.
Haragaysa, Soomaalilaan
Tix-Raacyo:
english.alarabiya.net
www.eden.rutgers.edu/muslims/fasting
Ummah.com
Islamweb.net
Islaamfinder.org
Wikipedia.org/wiki/Ramadan