Tarjumaadda Masiibada Culus Ee Maayar ku-xigeenka Hargeysa Innala Wadaagay (WQ: Siciid Maxamuud Gahayr)

Marin dhooqo taalliyo, adoon daadka maarayn, Musiibooyin waaweyn, kolna hayla meel dhigin!

Hargeysa ma waxa ka da’ay duufaanno, ma daad gawaadhi qaaday ayaa jira? Maayar ku-xigeenka Hargeysa Md Cabdicasiis Maxamed Xaashi ma dhiiqada dariiqada taalla iyo biyo-mareennada la awday awgeed ayuu inoola wadaagayaa musiibadan ay werinayaan wakaaladaha wararku?

Labada dhacdo miyay isu eg yihiin? Walaal roob saacad ah ayaa xagga kale inoo rogaya’e ha inoo sahadin mashaakil aan xal loo heli karin ayaan leeyahay anigu..

Warkaasi wuxuu Ingiriisi ku ahaa: Floods due to heavy rainy rainy rain that showed South Asia, has caused a great loss after several people died, millions left without residential, transport being cut off, several plants of plants destroyed by livestock.

The winter rain that usually happens between June and September has affected the nations of Pakistan, India, Bangladesh, Afghanistan and Nepal.

The winter rain that usually happens between June and September has affected the nations of Pakistan, India, Bangladesh, Afghanistan and Nepal.

Waxa uu Soomaali ku noqonayaa: Daadad ay sababeen rooban waaweyn oo ka da’ay Koonfurta Aasiya ayaa sababay waxyeello culus kaddib markii dhawr qof dhinteen, malaayiin ay waayeen hoygii, gaadiidkuna goay, dalagga beerahana waxa burburiyay xaywaannada la dhaqdo (xoolaha)

Roobka dayrta oo inta badan da’ inta u dhexaysa Juun iyo Sebtember ayaa naafeeyay qarannada Baakistaan, Hindiya, Agaanistaan, Bangaledhaash iyo Neebaal.