Wadooyinka iyo shilalka Somaliland maxa laga qabtay sannadkan sii dhamaanaya? (WQ: Mohamed Dhamac Hassan)

Somaliland!

Xagee ka bilaaba markan anoo ka dhoofay January 2019, Wanigan soo noqday 2019 December.

Markaste dalkaagi ka yara dhooftid soo noqotid waxaad is waydinaysaa tolow maxaa:

ku soo kordhay Dalkii?

Horumarkii xagii ma dhaafay?

Wadooyinka iyo shilalka maxa laga qabtay?

Tolow eraygii ahayd och waynu gaadhi, ma la yareeayay oo ficilkii ma la raaciyay?

Sualuhu way badan yihiin aad is waydinaysid.

Lakiin anaa xagan inyar kooban dalka xaaladu marayo ku soo koobaya. Inkastoo erayga jeclayn inan isticmalo. Dalku xaaladu marayo siyasiyiin amaba xusbiyo mucaaridki badanka isticmala. Hadii macal manta wax badan oo horumar jiro may sheegen horumar. Dhaliil wadi lahayeen. Aduunka mucaaridku waxa u sheega macal horumarka. Qofka akhrinaya qoraalkayga hada is leedahay xukuumad Muse tageeraya. Bal toosintaytan akhri. Horta waxaan leeyahay madaxwayne doorasho si dag daga u hir gali oo waa in la qabto. KDQ yaanan lagu mashquulin si kaste doorasho ku dhacayso hir gali. Waayo Somaliland haday meel ka banjartay waa doorasho G/wakiilo iyo mid deegan.

Dhisme Hotel iyo guryo hadaynaan eegin. Waa inagu ceeb magaladu siday u egtahay.

Tu wado uun maahe. Gadiidku sharciga raaci lahayeen hadii qof qurba jooga loo dhiibi laa.

Wada ganaax, gaadhi wadada si khalada u mara lama arkeen. Parkino saxa iyo basasku meel ay istaagan loo samayn lahaa.

Madaxwayne shaqo fiican qabatay hadi lacagtii la iska cuni jiray xakamaysay.

Lakiin administrationska inaga yara baandhee.

Dalka waa markii kowaad arkay dad leh businesskii naga xumaday. Qurbihii ku noqonaynaa amaba waanu xidhaynaa. Dhaqaaluhu ma wareegayo/cirkulation ma samaynayo. Dalka hadii aan xawalada lacag ka soo galayn. Financial cris dhici laa Imika waa jirtaa arinkaa.

Dhaqaalaha waa in lagu soo celiyaa dalka sida cafimaadka, waxbarashada, ganacsiga iwm.

Qoraal ma ku soo koobi karo cawa lakiin. La soco qoraalada dambe ku sabsan. G.wakiilo iyo mid deegan. Hadii shaqadooda si saxa u gudan lahayeen heerkaynu maanta joogi layn.

Allaah mahad leh.

Waa musharax han leh oo leh kursiga barlamaan iyo mid deegan u baneeya oo doorasho ha la qabto.

 

Mohamed Dhamac