Qudus ( Af-Hebraw רושלים ) waa magaalo kutaala dalka Falastiin. Qudus waa magaalamadaxda shacabka Falastiin waana qibladdii hore ee Muslimiinta. Qudus waxa ku yaala bayt alaqsaa oo ah qibladda saddexaad ee islaamka. Qudus waa magaalo aad u taariikh dheer. Magaalada qudus waxey u kala qeybsantahay labo qeybood., qeyb waxey magaalamadax u tahay dadka Falastiinyiinta ah, qeyb neh dadka Yahuuda ah. Sanadku markuu ahaa 1949 ayaa Yahuuda waxa ay ku dhawaaqeen in ay Qudus tahay magaalamadaxda israaiil, waxaanay u soo rareen inta badan wasaaradaha dawladdooda iyo xarumaha dawladda waxayna dajiyeen qaybta ay ka haystaan magaalada qudus balse caalamku uma aqoonsana.
Qudus
Ingriis: Jerusalem
Magac loogu yeero: Ir ha-Kodesh (Holy City), Bayt al-Maqdis (House of the Holiness)
Dhacdaa: 31°47′N 35°13′E / 31.783°N 35.217°E
DegmoQudus
Xukunka
• DuqaZaki al-GhulNir Barkat
Baaxadda
• Magaalo125.156 km2 (48.323 sq mi)
• Metro652 km2 (252 sq mi)
Joogga754 m (2,474 ft)
Tirada dadka (2012)
• Magaalo801,000
• Tiro Badnaan6,400/km2 (17,000/sq mi)
• Magaalo1,029,300
Magac uyeelJerusalemite
SaacadIST (UTC+2)
• Xagaa (DST)IDT (UTC+3)
Area code(s)overseas dialing +972-2; local dialing 02