Falanqayn ku saabsan Xeerka Booliska Somaliland

Golaha wakiilada Somaliland waxay dhawaan cod aqlabiyad ah ku meel mariyeen xeerka Booliska oo madaxtooyadu ay dib ugu soo celisay xeerkan kaddib markii sanadkii 2013kii ay baarlamaanku ansixiyeen, iyadoo xeerkan qodobo kamid ah ay ka biyo diideen Booliska Somaliland.

Xeerkan ayaa dhigaya in aan booliska Somaliland xabbad nool u adeegsan karin dad shacab ah oo aan hubaysnayn.

Haddaba, warbixin falanqaynaysa xeerkan oo Goobjoog TV diyaariyey  hoos ka daawo.