Wax Kasta Wax Ayaa Beddelay (WQ: Cali Cabdi Coomay)

Siyaasi waxa beddelay …………………… Qabqable

Aqoonyahan    ‘’ ………………………….. dagaalyahan

Indheergarato  ‘’   ………………………….  afmiishaar

Suldaan  ‘’   ………………………………….. afar jeeble

Wadaad welimeysta…………… wahaabi shaqaysta

Shaqo  ‘’  ……………………………………… shaxaad

Sinaan ‘’  …………………………………….. kala-sarayn

Daawo waxtar leh……………….. dambaska Hindiya

Xoolo dhoofin  ‘’…………………………..  dad dhoofin

Horumar ‘’    ………………………………….  burbur

Maamul ‘’    …………………………………… muran

Haybad ‘’    ………………………………. habacsanaan

Qaran jacayl   ‘’   ……………………… qaxooti jacayl

Basaboor ‘’    ………………………………. is-xambaar

Janan ‘’   ………………………………………. jabhad

Bangi‘’  ……………………………………..    xawaalad

Wada-tashi ‘’  ……………………………… tayda-raac

Xaq-u-dirir ‘’ …………………………….. xukun-u-dirir

Alle bari ‘’  …………………………………….gaalo bari

Qadarin  ‘’  ……………………………………..quudhsi

Caqli ‘’   …………………………………………..cudud

Gar  ‘’  ……………………………………………gardaro

Heshiis   ‘’  ………………………………..hagardaamo

 

 

Cali Cabdi Coomay

Suxufi, qoraa ah.

Hargaysa, Soomaalilaan

Calicoomay@gmail.com

 

Tixraac: Hadimadii Gumeysiga…… C/qadir Aroma (2005).