= In aanu Shiinaha keenin Soomaalilaan, waayo Cirro hore ayuu u yidhi Shiinaha ayaan xidhiidh la yeelan doonaa. Taasi ayuu daba socday.
= In aan danaha Maraykanka ee Soomaalilaan la taaban. Danahaasi waxa ugu weyn in Taywaan xidhiidhkeedu sidiisa ahaado, waayo Maraykanku Taywaan wuxuu ku garaacaa Shiinaha.
= In Heshiisyadii Maraykanka iyo xukuumaddii hore ee Berbera ay sidoodii ahaadaan.