Barmaamijka maanta ee Qisooyin uu Nebigu (csw) uu  ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa qisadii ninkii aaminka ahaa ee mushaharkii ninkii u shaqayn jiray u maal galiyay ka dibna markuu u yimid xoolihiisii faraha ka saaray.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com