4 Garsoore ayaa iska casilay laamaha caddaaladda Gobolka Awdal

Kadib markii Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Awdal Garyaqaan Idiris Faarax Muuse iska casilay xilkii uu ka hayey Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Awdal ayaa waxa maanta ku soo darsamay afar garsoore ka tirsan laamaha cadaalada Gobolka Awdal kuwaas oo dhammaantoodba saluud ka muujiyey hannaanka cadaalada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka iscasilaad garsoorayaashan:

bandhige@gmail.com