Abwaan Cali Sugulle oo Hargeysa lagu aasay

????????????????????????????????????

Abwaan Cali Sugulle oo ku geeriyooday 11-kii bishan Imaaraaddka Carabta ayaa waxa maanta lagu aasay xabaalahha naasa-hablood ee magaalada Hargeysa. Aaska Abwaanka ayaa waxa qayb galay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo”, xildhibaano, wasiiro, masuuliyiin kale iyo shacab gaadhaya kumannaan qof..

Marxuum Cali Suguulle oo ka mid ahaa abwaannada ugu magac dheer Soomaalida ayaa meydka marxuunka ka soo galbiyey dhinaca maddaarka boqolaal gaawaadhi oo ka soo qayb galay aaska Abwaanka.

Aaska marxuunka ayaa waxa la socday laba inan oo uu dhalay kuwaas oo intii uu xannuusanayey ku hayey dhakhtarka.

Abwaan Cali Sugulle ayaa waxa lagu xasuustaa heeso caan ah oo ay ka mid ahaayeen Af-qalaad aqoontu miyaa” iyo suugaan kale oo ka hadlaysay xornimo doonkii.

Halkan hoose ka daawo aaska Abwaan Cali Sugulle “Dun-carbeed” AHUN:

bandhige@gmail.com