Abwaan Hadraawi wuxu ka warramay xaaladdiisa caafimaad

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame oo lagu tilmaamo in uu yahay Shakespeare-ka Soomaalida ayaa ka warramaya xaaladdiisa caafimaad. Hoos ka daawo muuqaal dhammaystiran.